Tababar kusaabsan hab maamulka warbaahinta oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Jowhar.

0
84

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Warfaafinta maamulka Hirshabelle oo kaa shaneeysaa Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa magaalad Jowhar tababar ugu soo xiray gabdhaha Suxufiyiinta ah ee ka howlgala Warfaafinta Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Tababarkan oo socday mudo saddex maalmood ayaa waxa gabdhaha Suxufiyiinta laga tababarayay Sidii qayb ugu noqin lahaayeen hab maamulka Warbaahinta iyo Xifado kale oo gaabaya Xirfadooda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.