Tababar kusaabsan Horumarinta Adeegyada booliska oo lagu qabtay Boosaaso

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ayaa laga furay Tababarka Gudiyada Korjoogteynta Booliska iyo qiimeynta adeega Saldhigyada.

Tababarkaan ayaa iska kaashaday wasaaradaha amniga ,cadaaladda Puntland iyo hay,adda UNDP .

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here