Tababar kusaabsan isbadalka Cimilada oo lagu qabtay Baydhabo

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadilka Cimilada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Diini Xaaji Cabdi Nuur Ayaa magaalada Baydhabo tababar la xiriira isbadalka Cimilada ugu qabtay qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaraddasi.

Tababarka waxaa ka qeybgalay Agaasimayaal, Shaqaalaha Wasaaradda iyo xubo ka socday Dowlada Hoose ee Baydhabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir  Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here