Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay Tababar ku saabsan kor uqaadista tayada iyo aqoonta gabdhaha saxafiyiinta ah ee ku nool Baladweyne.
Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka saxafiyiinta gabdhaha Soomaaliyeed.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


