Tababar kusaabsan maamulka Maaliyada iyo Canshuuraha oo laga daahfuray Hargaysa.

0
65

Baldweyne ( Radio Beerlula )-Tababar Kusaabsan barshada maamulka Maaliyadda iyo Arrimaha Canshuura ayaa laga daahfuray Magaalada Hargaysa.

Daahfurka tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Dowlada Hoose ee Hargaysa,Bahda Waxbarashada, Macallimiin , Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.