Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan maaraynta gargaarka deg deg ah.
Waxaa tababarkan loo qabtay qaybo ka mida ah ardyada caafimaadka ee Machadka Sahan Medical College
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


