Tababar kusaabsan nidaamka xog uruurinta casriga oo lagu qabtay Hargeysa

0
141

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada ee maamulka Soomaliland ayaa magaalada Hargaysa Tababar la xiriira Horumarinta nidaamka xog uruurinta casriga ah ugu daahfurtay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaraddaha maamulkaasi.

Tababar ayaa socon doono muddo afar maalmood waxaa lagu bari doono shaqaalaha nidaamka uruurinta iyo keydinta xogta iyadoo la adeegsanaayo Tiknoolajiyada casriga.

warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here