Tababar kusaabsan saxaafada casriga oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho

0
146

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ugu soo xirtay Tababar la xiriira sare u qaadista xirfada iyo saxaafada casriga inkabadan 35 suxufiyiin ee ka howlgala gobalka Banaadir.

Tababarkaan ayaa waxaa iska kaashaday qabashadiisa Gollaha guud ee warbaahinta Soomaaliyeed iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya warbaahinta ee UNT.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here