Tababar kusaabsan sida Haweenka ugu qeyb qaadan karaan Qarshaha Qaran ee Haweenka Nabada iyo amniga oo laga daah-furay Muqdisho.

0
136

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay Tababar kusaabsan sida Haweenka ugu qeyb qaadan karaan Qarshaha Qaran ee nabada iyo amniga waxaana soo qaban qaabisay tababarka wasaarada Haweenka XFS

Tababarkan oo Socon doona mudo laba maalin  ah ayaa waxa kaqeyb galaya haweenka kunool degmooyinka gobolka Banaadir culumaa’udiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaarada haweenka.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi