Tababar kusaabsan u qareemida shuruucda iyo wacyigelinta bulshada oo lagu qabtay Garoowe

0
111

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) oo kaashanaya hay’adda Save the Children ayaa tababbar ku saabsan u qareemidda shuruucda, wacyigelinta bulshada ee Jinsiga iyo dabar-goynta tacadiyadda uga furtay magaalada Garowe 22 wariye oo kala socday gobalada Mudug iyo Nugaal

waxa kaqeyb galay furitaanka tababarka agaasimaha Guud ee Warfaafinta Puntland Maxamed Ciise Cismaan iyo Gudoomiyaha Ururka MAP Maxamed Daahir Caynsane iyo wariyaasha looqabtay tababarka

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi