Tababar kusaabsan wada Hadalka aan xanafta laheyn oo lagu soo gunaanaday Baydhabo

0
127

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka dowlad Galbeed Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ku soo gaba gabeysay tababar ku saabsan wada Hadalka aan xanafta laheyn.

Tababar ayaa waxaa loo qabtay askar ka tirsan ciidamada booliska, xeer ilaalinta, garsoorka iyo bulshada rayidka ah.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.