Tababar kusaabsan wax soosaarka Calafka Xoolaha oo lagu soo xiray Kismaayo.

0
133

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa tababar u soo xirtay qaar ka mid ah iskaashatooyinka beeraha ee soo saara calafka xoolaha, kuwaas oo ku sugan deegaanka Yoontoy ee waqooyiga magaalada Kismaayo.

tababarkan oo ay iska kaashadeen hey,ada cunada aduunka FAO iyo Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa iskaashatooyinka beeraleyda lagu barayay sidii loo nafaqeyn lahaa calafka xoolaha sida loo beero loona daryeelo iyadoo ay lasocoto tijaabo baraatiko ah oo lagu barayo iskaashatooyinka kismaayo wax soo saarka calafka xoolaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here