Tababar kusaabsan Waxbarshada Madaniga iyo Hagida Deegaanka oo lagu qabtay Warsheakh

0
153

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle ayaa Magaalada Warsheakh ku qabatay Tababar la xiriira Waxbarashada Madaniga iyo Hagida Arrimaha Deegaanka islamarkaana waxaa iska kaashanaya Hey’adda FCA oo XFS kala shaqeysa Arrimaha Horumarinta Dowladaha Hoose.

Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Dowlada Hoose Degamada Warsheakh , Mas’uuliyiin ka socotay Hey’adda FCA iyo Dhallinyarada loo qabtay Tababarka.

Warkan waxaa inoo haaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here