Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tababarkaan oo lagu baranayay xalinta khilaafaadka isla markaana ay soo qaban qaabiyeen maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo looga furay ururada haweenka gobolka Mudug.
Waxaa furitaanka tababarkan ka qeybgalay maamulka degmada Gaalkacayo ,Haween,iyo waxgarad.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.