Tababar kusaabsan xog ururinta oo lagu qabtay Hargeysa.

0
155

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Kaluumaysiga Khayraadka Bada Soomaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfurtay oo Tababar ku saabsan Xog Ururinta .

Tababarkan ayaa loo qabtay qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada waxaana iska kaashaday wasaarada iyo Hay,ada FAO.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here