Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland ayaa Bulshada qeybaheeda kala duwan ee Degmada Dhoobley u qabatay Tababar la xariira Wadahadalka Nabdoon.
Waxaa tababarka loo qabtay xubno kamid ah maamulka degmada Dhoobley,bahda xeer ilaalinta ,garsoorka, iyo laamaha amaanka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


