Baledweyne ( Radio Beerlula )- Wasaaradda Waxbarashada somaliland oo kaashaneysa ha’yadda Pharo Foundation ayaa tababar u qabtay macalimiinta dugsiyada barbaarinta caruurta ee magaalada hargeysa ee soomaaliland
tabarkan oo socday mudo sadax cisho ah ayaa loo qabtay maamulayaasha iyo macalimiinta dugsiyada hargeysa waxana uu tabarku ku saabsanaa sidii macalimiinta loo fahamsiin lahaa sida ay ula macaamilayaan caruurta ay ku adagtahay wax barashada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad
Audio Player