Tababar la xiriira Gargaarka deg dega oo loo qabtay ardayda Dugsiga Al-Iiman ee Baladweyne.

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dugsiga Caafimaadka ee Al-Iiman ee magaalada Baladweyne ayaa 25 arday u qabtay Tababar la xiriira gargaarka deg dega ah.

Tababarkaan ayaa waxaa diirada lagu saaray cashiro la xiriira badbaadinta bukaanka sida dhiiga loo joojiyo iyo sida gargaar loogu fidiyo qof aan neefta qaadan karin ka horta in aan la geey Xaruumaha Caafimaadka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here