Tababar la xiriira Horumarinta Tiknoolajiyada oo lagu qabtay Hargaysa

0
103

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska maamulka Soomaaliland ayaa Magaalada Hargeysa Tababar kusaabsan Horumarinta Xirfadaha tiknoolajiyada ugu furay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaraddaasi.

Tababarkan ayaa diiradda lagu saarayaa kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha ee ku saabsan maamulka macluumaadka, tiknoolajiyada casriga ah iyo ilaalinta xogta dowladda.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here