Baledweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta bulshada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cumar Mustaf Nuur ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray tababar la xiriira sare u qaadista Xirfada Suxufiyiinta iyo ka hortaga khataraha Musiibooyinka ay la kulmaan Shaqalaha Warbaahinada.
Munaasabada lagu daahfurayey tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Warfaafinta Koonfur Galbeed Soomaaliya, Suxufiyiin iyo Madaxda Warbaahinada ka howlgala maamulkaasi.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey