Tababar lagu baran doono ka hortaga wararka been abuurka oo lagu qabtay magaalada Baraawe.

0
121

Baladwayne (Radio Beerlula )-Magaalada Baraawe ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa laga daah furay tababar ku saabsan ka hortaga wararka been abuurka.

Tababarka oo socon doona muda sadax maalin ah ayaa loo qabtay wariyaasha ka Howlgalo magaalada Baraawe waxaana daah furkiisa ka qeeyb galay xunbo ka tirsan maamulka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.