Tababar lagu baranaayay habka tabinta wararka ku saabsan gudniinka fircooniga oo lagu qabtay kismaayo

0
111

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada Haweenka Jubaland ayaa lagu qabtay degmada Kismaayo

Waxaa loo qabtay saxafiyiinta ka hoowlagala magaalada Kismaayo iyadoo labara doono sida ugu haboon ee loo tabiyo wararka ku aadan wacgilinta gudniinka Fircooniga.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here