Tababar lagu baranayay baarista iyo dambiyada lacag dhaqidda oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho.

0
99

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu soo gaba gabeeyay tababar ku saabsanaa baarista, ka hortaga iyo maxkamadeynta dambiyada lacag dhaqida kaasoo socday muddo shan maalmood ah.

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay machadka tababarka garsoorka dalka, waxana ka qeyb galay xeerilaaliyaal iyo garsoorayaal kala socda heer federaal iyo heer dowlad goboleed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey