Tababar lagu baranayay hanaanka federaaliisimka oo lagu soo afmeeray Kismaayo

0
337

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tababarka waxaa soo qaban qaabiyay wasaarada dastuurka iyo arimaha federaalka jubbaland waxaana tababarka ka qeyb dad ka socday qeybaha bulshada kismaayo sida odayaasha dhaqanka ururada haweenka,  dhalinyarada iyo aqoonyahanada waxaana mudada uu socday lagu baranayay casharo ku saabsan sida uu ku shaqeeyo nidaamka federaalka.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here