Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Ileys oo ka shaneeyso Hay’addaha UNSOM iyo Unicef ayaa magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug ku qabatay tababar lagu baranayay xaquuqda Aadanaha.
Daah-furka tababarkaan ayaa waxaa ka qeybagalay maamulka Degmada,xildhibaanno iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool Magaladasi.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.