Tababar lagu baranayay xirfadda farsamada gacanta oo lagu qabtay deegaanka kala bayr

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dallada dhalinyarada puntland Pyan oo kashaneysa Dowlada hoose ee degmada bosaso ayaa degaanka kala beyr  oo hoos tago magaalada boosaaso tababar ugu  qabatay in ka badan 20 haweenka kuwasoo la barayo xirfadaha farsamada gacanta sida cilaanka iyo make up.

Tababarkan ayaa loogu tala galay in haweenkaan ay isku filnadaan si ay u samta bixiyaan nolosha qoysaskooda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here