Tababar lagu baranayo arrimaha xaquuqul insaanka oo laga daah furay Hargeysa.

0
94

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ha’yadda Xuquuqal insaanka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa tababar ugu furtay qaar ka mid ah saraakiisha Ciidanka Booliska maamulka Soomalind kaasi oo lagu baranayo xuquuqda insaanka.

Daahfurka Tababarka waxaa ka qaybgalay masuuliyiinta Hay’adda xaquuqul insaanka iyo qaar kamid ah Saraakiisha ciidamada Booliska maamulka Soomaliland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.