Tababar lagu baranayo hanaanka daaweynta ceelasha biyaha oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

0
139

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed ayaa tababar lagu baranaayo hanaanka daaweynta ceelasha biyaha ka daahfurtay magaalada Baydhabo.

Tababrkan ayaa waxaa ka qeeybalaya shaqaalaha wasaarada tamarta iyo biyaha koofurgalbeed waxaana lagu daaweeyn doonaa 100 ceel oo kuyaala deegaano iy dagmooyin katirsan Koofurgalbeed.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here