Tababar lagu baranayo soodinta Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo laga daah furay Jowhar.

0
348

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Jowhar ee gobolka shabeellaha dhexe ayaa lagu qabtay tababar lagu barayo soohdin u sameynta xuduudaha gobollada hirshabeelle iyo koonfur galbeed.

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo federaalka, waxana ka faa’ideysan doona xubno ka tirsan maamulka Hirshabelle.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here