Tababar lagu horumarinayo maamul-wanaagga oo lagu qabtay Muqdisho.

0
160

Baladweyne (Radio Beerlula)- Midowga Afrika iyo Urur goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Tababar Lagu Horumarinayo Maamul-wanaagga iyo Xukunka Sharciga Soomaaliya.

Tababarkaan ayaa loo qabtay masuuliyiinta Wasaaraddaha doowlada xildhibaano ururada ka shaqeyo arimaha bulshada iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here