Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Warfaafinta Koofurgalbeed ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray Tababar Lagu Xoojinayo Awoodda Haweenka Suxufiyiinta
Waxaa tababarkan loo qabtay gabdho saxafiyiin oo ka kala socday warbaahinada kala duwan ee Koofurgalbeed.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


