Tababar Laxirira Barnaamijka Kobcinta Adeegsiga Tegnolijiyada

0
84

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Isgaarsiinta Iyo Tegnolijiyada Mamulka Somaliland Oo Kashaneysa Wasarada waxbarashada iyo Bar Baarinta sayniska sanduuqa ICDF Ayaa 352 arday Ugu soo Xirtay Magalada Hargaysa tababar Laxirira Barnaamijka Kobcinta Adeegsiga Tegnolijiyada

Waxa Kaqeyb Galay Tababarkan Arday Shaqaalaha Wasaradaha Mamulka Somaliland Madaxa Xafiiska Somaliland Noofeyshan Santar Agaasimaha Guud Ee Wasarada Iyo Tegnolijiyada Somaliland Madaxa Xafiiska Teywaan Tegnikaal Mishen Iyo Agaasimaha Waxda Dugsiyada sare Ee wasarada waxbarashada

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here