Baledweyne ( Radio Beerlula )-Jaamacadda Somaville ayaa tababar ku qabtay Degmadda matabaan kasoo loo qabtay ardayda Fasalka 4aad ee dugsiga sare ee sanadkaan isku diyaarinaayo imtixaanka shahaadiga ee dowladda
Tababarkan ayaa loogu tala galay in ardayda lagu baro casharo muhiim ah si ay ugu gudbaan imtixaanka.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player