Tababar loo qabtay Dhallinyaro ku nool Somaliland oo lagu soo gaba-gabeyay Hargeysa

0
72

Baladweyne ( Radio Beerlula ) Magaalada Hargeysa ayaa lagu soo gaba gabeeyay tababarkan oo socday mudo bil ah Isla markaana lagu baranayay ka hortaga Aafooyinka , cudurka karoona iyo bilic soocelinta magaalooyinka

Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay hay,adda qaramada midoobe ayaa waxaa ka faa-ideeystay 2500 dhallinyaro ah oo ku nool Somaliland

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen