Baladweyne ( Radio Beerlula)- Midowga Ardeyda Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo Tababar Ugu soo Xiray Ardeyda Fasalada 8-aad ee Iskuulada magaalada Baydhabo.
Tababarkan ayaa inta uu socday ayaa ardeyda lagu baray sida loo diyaariyo imtixaanka maareynta waqtiga iyo xirfado kale oo muhiim u ah ardeyda Fasalada 8-aad.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.


