Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka maamul Goboleedka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ku qabatay Tababar ku saabsanaa sare u qaadista iyo ilaalinta caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka.
Tababarakaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Dhaqaatiir, Kalkaalisooyin, Haween iyo mas’uuliyiin kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


