Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Bay Women Organization ayaa Magaalada Baydhabo uka daahfuray qaar kamid ah Haweenka Kunool Baydhabo Tababar kusaabsan sidii Kor Loogu Qaadi lahaa Aqoonta Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka
waxa kaso qeyb galay furitaanka tababarka mas’uuliyiin katirsan degmada Baydhabo gudoomiyaha ururka Haweenka Baydhabo Hinda Isxaaq Ururka Bay Women Organization iyo qaar kamid ah haween kala socday deegaanada KGS
waxana soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi