Tababar sare loogu qaadayo aqoonta macallimiinta oo laga furay Dhoobley

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhoobleey ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Tababar loogu talagalay in sare loogu qaado Macallimiinta wax ka dhiga dugsiyadda sare.

Daahfurka Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Degamada Dhoobleey, Bahda waxbarashada, Macallimiin iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here