Tababar wariyaal looga furay Kismaayo

0
111

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka furtay tababar ku saabsan badqabka saxafiyiinta iyo sidii ay uga feejignaan lahaayeen khataraha soo wajaha inta ay ku jiraan gudashada waajibaadkooda shaqo.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeybgalaya 30 wariye oo ka kala socday warbaahinta madaxa-bannaan iyo kuwa Jubbaland ee ka howlgala magaalada Kismaayo,

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here