Tababar xirfado lagu barayay Dhallinyaro oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

0
97

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Shaqada XFS ayaa magaalada Muqdisho kusoo xertay soo tababar ku saabsan hormarinta ganacsiga iyo xirfadaha dhallinyarada

Waxaa ka qeybgalay tababarka xeritaankiisa dhallinyaro ,maamulka gobolka Banaadir waxgarad iyo madax kale.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here