Tababarka ku saabsan ilaalinta deegaanka, iyo isbadalka cimilada oo lagu qabtay Hargeysa

0
135

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan sidii bulshada loogu baraarujin lahaa ilaalinta deegaanka, duurjoogta, isbadalka cimilada sida abaaraha iyo duufaannada, waxana tababarkan ka qeyb galaya howlwadeennada wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada Somaliland.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saney.