Tababarka ku Saabsan Maaraynta Masiibooyinka dabiiciga ah oo lagu qabtay Gabiley.

0
94

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Gabileey ee maamulka Soomaliland ayaa laga daahfuray tababarka ku Saabsan Maaraynta Masiibooyinka dabiiciga ah.

Daahfurka Tababarka waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Degmada Gabileey, Hay’addaha ka shaqeeya arrimaha Musiiboyinka iyo qaybaha kale bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.