Tababarka ku saabsan wacyigalinta bulshada oo lagu qabtay Muqdisho.

0
46

Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa daahfuray Tababar la xariira Horumarinta Caasimadda iyo u diyaar garowga doorshooyinka iyo wacyigelinta bulshada, kaasi oo loo qabtay qeybaha kala gedisan ee bulshada Degmada Boondheere.

Tababarka oo socon doona mudo sadax maalin ah ayaa inta uu socda waxaa ka qeeybgalayasha lagu bari doonaa casharo ku saabsan wacyigilinta bulshada ahmiyada doorashada qof iyo cod iyo sdii loo horumarinlahaa caasimada.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here