Tababarka ku saabsan xakameynta Cudurada Faafa oo lagu qabtay Muqdisho.

0
168

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka wasaarada Caafimaadka XFS ayaa Magaalada Muqdisho ka Furay Tababarkan oo ku saabsan xakameynta Cudurada Faafa.

Tababarka ayaa waxaa ka faa,ideysanaya xubno ka kala socda wasaaradaha caafimaadka ee maamulk goboleedyada dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.