Tababarka macalimiinta ee ka socda Baladweyne oo maraya heer gaba gabo ah.

0
80

Baladwayne ( Radio Beerlual )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda tababarka macalimiintii dhawaan ay qaadatay wasaaradda waxbarashadda hiddaha, iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, kaasoo lagu wado in la soo gaba gabeeyo bisha September ee soo socota.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galaya 400 oo macalin oo kala socota gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe kuwaasoo marka ay dhameystan tababarkan ka howlgali doonaa iskuullada dowladda.

Warbixintaan waxa soojeedinaya  Maxamed Cabdi Saneey.