Tababarka saabsan habka loo sameeyo xog ururinta oo loo furay ardey dhigata Jamacadda Hiiraan.

0
201

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan habka loo sameeyo xog ururinta kaasoo socon doono muddo laba maalmood ah, waxana ka qeyb galaya qaar ka mid ah ardeyda dhigata jaamacadda Hiiraan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed  Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here