Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tababar ku saabsan horumarinta bulshada ayaa loo qabtay ardayda wax ka barto jaamacadaha iyo dugsiyada sare ee maagalada Baladweyne.
Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka iyo macalimiinta iskuulka hormuud ee maagalaada Baladweyne.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen