Tacadiyo loo geystay afar haween ah oo laga diwaangeliyay Baladweyne.

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Afko oo ka shaqeeysa ka hortaga tacadiyadaha ka dhanka ah Haweenka ayaa diiwaan gelisay ku dhawaad 4 haween ah kuwaasi oo tacadiyo isugu jira Kufsi iyo jirdil loogu geeystay Magaalada Baladweyne.

Gabdhaha la kulmay tacadiyadaaan ayaa ilaa hadda helin cadaalad inkasta oo ay socdaan dadaallo lagu raadinayo xuquuqdooda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.