Taiwan oo deeq loogu tala galay danyarta ku wareejisay Somaliland

0
67

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda u diyaar-garowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Somaliland ee gobolka saaxil ayaa kala wareegtay dowlada Taiwan deeq macaawino ah oo loogu talakalay dadka abaaro saameeyen ee kunool deegaanada Somaliland

Madasha lagu wareejinayey deeqda waxa goob joog ahaa gudoomiyaha gobolka Saaxil duqa magaalada Barbara gudomiyaha Hay’adda u diyaar-garowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Somaliland iyo safiirka dowlada Taiwan

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi