Talaal looga hortagayo cudurada dilaaga ah oo laga bilaabay Isbitaalka shacab ee Baladweyne

0
21

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Isbitaalka Shacab ee Baladweyne ayaa bilaabay bixinta talaalada looga hortago cudurada dilaaga ah sida Dabeeysha ,Jadeecada iyo cuduro kale kuwaasi oo loogu tala galay ineey ka faa-ideystaan caruurta .

Talaalkaan ayaa door ka qaadanaya in caruurta ay noqdaan kuwoo ka badqaba cudurada dilaaga ah .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir  Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here